Feysal Cali Waraabe oo si kulul uga hadlay xasaanad ka xayuubin lagu sameeyey

Guddiga joogtada ah ee Golaha wakiilada Somaliland, ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay maanta inay kalsoonidii kala laabteen Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe iyagoo ka dalbaday guddiga diiwaan-gelinta xisbiyada inay si rasmi ah uga qaadan xasaanada. Guddiga ayaa ku eedeeyay Feysal Cali Waraabe ku eedeeyey inuu jabiyay qodob dastuuri ah oo ka hor … Continue reading Feysal Cali Waraabe oo si kulul uga hadlay xasaanad ka xayuubin lagu sameeyey